Kulamo kala duwan oo Xasaasi ah oo caawa ka socda magaalada Cadaado

Magaalada Cadaado ee xarunta Baarlamaanka maamulka Galmudug waxaa caawa ka socda kulamo xasaasi ah oo ay leeyihiin Wafdiga Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya iyo masuuliyiin horey ugu sugnaa Cadaado. Kulamada caawa socda ayaa ah kuwa looga arinsanayo sidii xal loogu heli lahaa doorashada hogaanka Galmudug oo wali muran ka taagan yahay halka lagu qabanayo iyo waliba … Continue reading Kulamo kala duwan oo Xasaasi ah oo caawa ka socda magaalada Cadaado